ciribso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Cid, ciirsi weyddiisasho. 2. Qof, cid ka horreysa tiigsasho.