cirifayn
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. (fiis.) Xadaynta gariirrada ay leedahay hir gudbani, si gariirku ugu dhaco sallax keliya. Tusaale ahaan, kaaha birlab-danabeed waa dhaqaaqa hir gudban. 2. (fiis.) Yaraynta maayadda unugga Foolt, taas oo ka dhalata tuulmidda maxsuullada ka soo baxa falgalka kiimikaad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

