cirtaallayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cirtaallee. ld cirtaalin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cirtaallee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Macnaha:

  1. Wax, kor u gamid. ld cirtaali.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cirtaalin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld cirtaallayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur