cirtaallo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Tuuryo kor loo gamo oo meel fog la gaarsiyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur