ciryaraan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ciryar. ld ciryaraansho, ciryari.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ciryar

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-raa, -rayd)

Macnaha:

  1. Wax aan xaddi badan cunto ka qaadan ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ciryaraansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld ciryaraan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ciryari

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Awood la'aanta nafley, raashiin in ay wax badan ka cunto. ld ciryaran.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur