cisal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. (-llo, m.dh) Xubnaha taranta labka ee dibiga, wanka, orgiga iwm. 2. Caws yaryar oo dhaqso u soo baxa marka roob ku da'o.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur