cishe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Habeenka intiisa hore; fiid. 2. (dii.) Shanta salaadood ee Islaanka faralka ku ah midda habeenki la tukado.

fįid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dad, m.l)

Macnaha:

  1. Amminta u dhexeysa maqribka illaa cishaha.

fiid

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. 1. Buur, laan iwm meesha ugu sarreysa. 2. Ubax.