cishqi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld caashaq¹.

caashaq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld cishqi. Kalgacal qoto dheer oo aadanaha labkiisa iyo dheddigiisa dhex mara; jacayl. 2. ld caashaqid.
  2. 1. Qof mid kale oo cayntiisa ka duwan kalgacal qoto dheer u hayn. 2. Ku c.: markab, baabuur, xoolo iwm meel wejigooda ku aaddin.