cisiin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cisii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cisii

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. C./ka c.: naflayda qaarkood ci'ka dhawaajin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur