ciso-la'aan
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- (daaw.) La'aanta ama joogsashada caadada (dhiigga) ay dumarku bishii mar helaan. Caado ma laha gabdhaha aan baaluqin, dumarka uurka leh ama caano laga nuugayo iyo kuwa dhalmo dayska ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

