cisyaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Amar dowladeed iyo wax la mid ah si bareer ah loo diido; fallaagannimo. 2. Caasinnimo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fallaagannimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Fallaago ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caasinnimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Caasi ahaansho.