citinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Hambo.Lamidka: HamboSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hamboQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Cunto la cunay inta weelka lagu reebo.Xantoobo cunto ah af ku shubasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0