citiqaadsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg citiqaadsan. ld citiqaadsanaansho, ictiqaadsanaan, icti-qaadsanaans.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
citiqaadsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Qof diin, mabda'iwm aaminsan. ld ictiqaadsan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
citiqaadsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld citiqaadsa- naan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
ictiqaadsanaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld citiqaadsanaan. Lamidka: citiqaadsanaanSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0