ciyaaryahan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld cayaaryahan.

cayaaryahan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof nooc ciyaaraha ka mid ah ku wanaagasan. ld ciyaaryahan.