ciyibidix

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Ciyi loo leexshay bidix oo lagu daray masaydii bidixda ka jirtay masayda ciyiga laga qabtay, marka raarka la sameynayo.