Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg codo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3
Isrogrogga: (-otay, -odatay)
Macnaha:
Wax si xushmad iyo qaddarin leh u weyddiisasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur