codleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(c.af) Xaraf marka lagu dhawaaqayo dabayl xoog lihi afka ka soo baxdo.