colaadin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg colaadi. ld colaadis.

colaadi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Cid colaad u hayn.

Lamidka: colaad, coloodin, colaadis

colaadis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld colaadin.