colwadeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dayaal, m.l/dh)Macnaha:1. Qof garwadeen u ah col. 2. Qof colaad iyo xasilooni la'aanta jecel; fidnawale.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
fidnawaleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-layaal, m.l/dh)Macnaha:Qof dadka isku dira oo fidna ku dhex beera. ld fidmawade, fidmawale, fidnawade.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0