conqorQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineIsrogrogga: (-ro, m.l)Macnaha:Biyaqabad yar, aan hoos u dheerayn oo dhadhaab dusheeda ku yaal.