coorcoorQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Jactad ku dhaca jirka nafleyda oo uu keeno qabow ama jirro.Jir nafley, jactad ku dhicid qabow ama jirro darteed.