coorcoorsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg coorcoorsan. ld coorcoorsanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
coorcoorsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Wax coorcoor yeeshay ahaansho (jir nafley).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
coorcoorsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld coorcoor- sanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0