cooshQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. ld cooshad. 2. Cafish.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cooshadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Guri ka sameysan qoryo iyo caws oo si ku meel gaar ah loogu noolaado ama wax loogu gato.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0