cubcub

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Maqaar dhal xoolaad, dhisan caws ka buuxo, leh qaabkii ilmaha dhintay oo neefkii dhalay lagu godliyo; joojooge. 2. Wax muuq dad leh oo beeraha la dhex dhigo si ay shimbiraha, dugaagga iwm uga cararaan. 3. Derin cusub oo aan weli la kala jeexin. 4. ld cubcubid. ld cucub¹.
  2. Maqaar xoolaad, dhisan caws ka buuxin. ld cucub².

cubcubid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cubcub². ld cubcub¹ (4), cucubid.

cucub

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld cubcub¹.
  2. ld cubcub².