cubmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cuban¹. ld cugmid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cuban

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)

Macnaha:

  1. 1. Dalool wax la cubay ahaansho. 2. Wax neeftu ku xirantay noqosho (san). ld cugan¹.
  2. 1. Wax la cubay ahaansho. 2. Qof ciyaar loo xulay ahaansho. ld cugan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cugmid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld cubmid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur