cubtamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cubtan². ld cubtan¹ (2), cugtamid.

cubtan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Doorasho ay laba qof ku kala xushaan dad kula jaal noqonaya ciyaar lagu tartamayo, iyaadoo midba markiisa qof magacaabanaya. 2. ld cubtamid. ld cugtan¹.
  2. Laba qof, iyadoo midba markiisa qof magacaabanaya, dad kula jaal noqonaya ciyaar lagu tartamayo xulasho. ld cugtan².

cugtamid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld cubtamid.