cuddabbixin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cuddabixi. ld cuddabbixis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cuddabbixis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Masruufka la siiyo haweeney la furay inta ay cuddada dhammeysaneyso. ld cuddabixin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur