cuf-hawo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-faf-hawo, m.l)

Macnaha:

  1. (c.cimi.) Hawo isku dabeecad ah oo ku gadaaman dhul door ah lana xadaysan mid kale oo ka duwan.