cufnaan-hoorbeeg

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-go, m.l)

Macnaha:

  1. (fiis.) Qalab lagu cabbiro cufnaanta ama cufnaanta u-eegan ee hoorka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur