cukanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cukan. ld cokanaan, cokanaansho, cukanaansho.

cukan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Xoolo biyo ka dhergay ahaansho. ld cokan.

cokanaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld cukanaan.

cokanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld cukanaan.

cukanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld cukanaan.