cukurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Dhudhunka iyo calaacashu meesha ay iska galaan; jalaqley.
jalaqleyQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Calaacasha iyo dhudhunku meesha ay iska galaan.