cumaacun

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-umo, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Calaacasha iyo dhudhunka meesha ay iska galaan oo jalaqleyda ah. 2. Cagta iyo kubka meesha ay iska galaan; anqaw. 3. Lafaha yaryar ee faraha iyo lugaha middood.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

anqaw

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld canqow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur