cumuqcumuqleh

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-lahaa, -lahayd)

Macnaha:

  1. ld cumuqcumuqlee.

cumuqcumuqlee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

Macnaha:

  1. Hadal diidmo aan caddayni ku jirto dhihid. ld cumuqcumuqleh.