cumuriQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyo, m.dh)Macnaha:Maro dhuuban oo bul iyo xiddaayad leh oo haweenku dhexda ku xirtaan. ld cumeyri.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
cumeyriQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld cumuri.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00