cunnaddiidis

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld cunnaddiid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cunnaddiid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Qof aan cuntada ka cuni karin inta caadiga ah. 2. C. ah: ilmo yar oo aan cuntada si caadi ah u qaadan. ld cunnaddiidis, cuntaddiid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur