cuntaddiidQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld cunnaddiid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
cunnaddiidQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Qof aan cuntada ka cuni karin inta caadiga ah. 2. C. ah: ilmo yar oo aan cuntada si caadi ah u qaadan. ld cunnaddiidis, cuntaddiid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00