Qaabnax: Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural
Macnaha:
eeg caaqil.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-liin/-llo, m.dh)
Macnaha:
1. Nin caqli badan. 2. (-llo/cuqaal m.dh) Nin bulsho meel ku wada nool u dooratay inuu madax u noqdo; nabaddoon.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur