cuqubaysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cuqubaysan. ld cuqubaysnaansho.

cuqubaysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Qof cuqubo ku dhacday ahaansho.

cuqubaysnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld cuqubaysnaan.