curcurin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg curcuri. ld curcuris.

curcuri

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Dhudhun wax ku cabbirid.

curcuris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld curcurin.