curdansashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg curdanso. ld curdansad, curdansi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
curdansoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:Curdan gurasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
curdansadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld curdansasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
curdansiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld curdansasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0