curfi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Xeer aan qornayn ee la isku maamulo; xisti. ld curuf.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xisti

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Sharci bulsho meel ku wada nool u degsan oo aan qornayn. ld xisdi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

curuf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Dhib; shiddo. 2. ld curfi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur