curnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg curan. ld curnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

curan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xirmidda sanka neeftu ku xiranto, duray, sanboor iwm awgood.
  2. Wax neeftu ku xirantay noqosho (san).
  3. Wax neeftu ku xirantay ahaansho (san).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

curnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld curnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur