curo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. 1. Dad ama xoolo ilmihii ugu horreeyey dhalid. 2. Cir, di'id billaabid.