curraafee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-feeyay, -feysay)

Macnaha:

  1. Xiddiga ka faalin. ld curraafi, currafee, currafi.

curraafi

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld curraafee.

currafee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-feeyay, -feysay)

Macnaha:

  1. ld curraafee.

currafi

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld currafee.