cusaybQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Wax jiritaankiisu markaa ugu horreyso. 2. Waxaan weli la isticmaalin. 3. ld cusbaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
cusbaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg cusub. ld cusayb (3), cusbaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00