cusbataal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld isbitaal.

isbitaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. Meesha dadka jirran lagu daaweeyo lana seexiyo. ld cisbitaal, cusbitaal.