cusbaysanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-snaa, -snayd)Macnaha:1. Wax cusbo lagu daray ahaansho (cunto). 2. Wax cusbo la mariyey ahaansho.