cusbur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Budo midab hurdi ah leh oo qurxin awgeed haweenku u marsadaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur