cuskanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg cuskan. ld cuskanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cuskanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Wax, wax kale ku tiirsan ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
cuskanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld cuskanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0