cuti

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld cutush.
  2. ld cuddi.

cutush

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-shyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof tabar dhigay da'awgeed. ld cuti¹, xutush.

cuddi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Gilgilid (samayo, waran); ka gariirsiin. ld cuti².